Shuruudaha & Qawaaniinta
Last updated: April 4, 2026
Ku soo dhawaada ARDAA. Markaad isticmaashid adeegyadayada, waxaad ogolaatay inaad u hoggaansanto shuruudahan.
1. Isticmaalka Adeegga
Adeegga waxaa loogu talagalay maamulidda hoteellada iyo ballansashada qolalka. Waxaa laga rabaa dhammaan isticmaalayaasha inay bixiyaan xog sax ah markay is diwaangelinayaan.
2. Mas'uuliyadda Akoonka
Adiga ayaa mas'uul ka ah xogta sirta ah ee akoonkaaga iyo wixii dhaqdhaqaaq ah oo ka dhaca magacaaga hoostiisa ama user kaaga.
3. Isbedellada Shuruudaha
Waxaan xaq u leenahay inaan beddelno shuruudahan wakhti kasta. Isbedellada waxaa lagu soo dhejin doonaa boggayaga internetka.